Weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhaxe oo shaki badan abuuray iyo baaritaano bilowday

Maxaabiis katirsaneyd kooxda Al shabaab oo ku xirneed xabsiga dhaxe ee Xamar ayaa shalay galab halkaasi ka geestay toogasho, waxa ayna maxaabiista dagaal la galeen Ciidamada Asluubta ee xabsiga maamulayay iyo ciidamo kale usoo gurmaday. Qaar kamid ah Maxaabiista Al Shabaab ee ku xirneyd xabsiga dhaxe ayaa si fudud ku helay qoryo ay lahaayeen ciidanka … Continue reading Weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhaxe oo shaki badan abuuray iyo baaritaano bilowday